Raisulwasaarihii hore ee DFKM Pro.Cali Maxamed Geedi oo Muqdisho soo gaaray
(September 5, 2012)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaarahii hore ee DFKM Pro. Cali Maxamed Geedi ayaa galabta soo gaaray magaalada Muqdisho waxaana si weyn loogu soo dhaweeyey Garoonka Adan Cadde ee magaalada Muqdisho. Pro.
Nabadoon Cismaan Cadaawe oo lagu afduubay magaalada Muqdisho
(September 5, 2012)
Muqdisho:Waxaa xalay lagu afduubay magaalada Muqdisho mid ka mid ahaa Nabadoonadii wax ka soo xulay xilibaanada DFS ee beesha caalamka ay taageerto, Nabadoonka ayaa xalay waxaa gurigiisa kala baxay ni
Ra’iisul Wasaaraha DFS Cabdiweli Gaas oo gudbiyay Arjigiisa Musharaxnimo
(September 5, 2012)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gudbiyay Arjigiisa Musharaxnimo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa buuxiyay dhamaan shuruudihii ay soo gudbiyeen
Al-shabaab oo dagaal adag kula jira ciidanka AMISOM iyo kuwa DFS iyo xaalada oo degan
(September 5, 2012)
Kismaayo:-Ciidanka dowlada Kenya iyo kuwa DFS ayaa shalay ilaa xalay waxay dhaafi la,yihiin difaacada hore ee ciidamada ururka Al-shabaab ka dib markii ay ciidanka Al-shabaab dagaal culus kala hortage