Culumada dalka Masar oo ka hadlay Difaaca Nabigeena Maxamed nabadgalyo korkiisa ha ahaato
(September 13, 2012)
Qaahira:-Shucuubta Wadamada Islaamka ayaa si weyn uga gilgishay aflagaada uu gaal u dhashay dalka Masar uu u geystay Nabigeena Maxamed Nabadgalyo iyo Naxariis korkiisa ha ahaato iyo diinta Islaamka.
Safaaradaha uu Mareykanku ku leeyahay Yemen iyo Tunis oo dab la qabadsiiyey
(September 13, 2012)
Yemen:-Wararka ka imaanaya dalka Yemen gaar ahaan magaalada Sanca ayaa sheegaya in shacab aad u careysan oo qaarkood ku hubeysan yihiin qoryaha fudud ay xoog ku galeen safaarada Mareykanka ku leeyahay
Al-Jazeera oo soo bandhigtay qaabkii uu u dhacay qaraxii shalay ka dhacay Muqdisho
(September 13, 2012)
Muqdisho:-TV-ga Al-Jazeera oo ay xaruntiisu tahay dalka Qadar ayaa soo bandhigay qaraxii ismiidaamin ahaa ee lagu weeraray Madaxweynaha JFS Dr.Xasan Sheekh Maxmuud xili uu kulan kula lahaa Hotelka Jas
Ururka Islaax oo Hambalyo U diray Madaxweynaha JFS Dr.Xasan Sh Maxmuud
(September 13, 2012)
Muqdisho:-Ururka Islaax oo ka mid ah ururrada Islaamiga  ee ka jira dalka Soomaaliya ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Madaxweynaha cusub ee dowlada Federaalka ee Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxa
Puntland oo war-saxaafadeed ka soo saartay qaraxii lala beegsaday Madaxweynaha JFS Prof. Xassan Sh.Maxamuud
(September 13, 2012)
Garoowe:-War-saxaafadeed ka soo baxay Dowllada Puntlland ayaa lagu canbaareeyey isku daygii dilka ahaa ee  lala beegsaday Madaxweynaha cusub ee Dowllada Federalka Soomaaliya Dr.Xassan Sh.Maxamuud xil
Madaxweynaha JFS oo shirjaraa,id ku qabtay xalay xarunta Villa Soomaaliya(Dhageyso)
(September 13, 2012)
Muqdisho:-Madaxweyweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Dr.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay shirjaraa,id ku qabtay xarunta Villa Soomaaliya waxaana uu ka hadlay qarax ismiidaamin ah oo shalay lagu wee