
(September 6, 2012)
Kismaayo:-Wararka caawa naga soo gaaraya gobalka J/hoose ayaa sheegaya in dagaal uu ka qarxay deegaan Muudi ee duleedka degmada Afmadow Dagaalka ayaa waxaa uu u dhexeeyaa ciidamada Al-shabaab iyo ciid

(September 6, 2012)
Qardho:-Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa xalay lagu qabtay xarunta Jaamacadda Bariga Soomaliya ee magaalada Qardho waxayna xafladu ku saabsaneyd in Jaamcadda Bariga Soomaaliya wixii hadd

(September 6, 2012)
Boosaaso:-Waxaa galabta lagu soo bandhigay magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari labo dhalinyaro ah oo ay Puntland ku sheegtay in ay ka soo baxeen Buuraleyd Golis wasiir ku xigeenka wasaarada A

(September 6, 2012)
Muqdisho:-Guddiga doorashada ayaa galabta ku dhawaaqay 25-ka Musharrax ee ka qeybgalaya doorashada madaxtinnimada kuwaas oo soo buuxiyey dhamaan shuruudihii la iska rabay sida uu saxaafada u sheegay a

(September 6, 2012)
Qaahira:-Madaxweynaha dalka Masar Maxamed Mursi ayaa khudbad taariikhi ah ka jeedshay kulan ay isigu yimaadeen wasiirada arimaha dibada ee wadamada ku mideysan Jaamacada Carabta isaga oo si canaan u s

(September 6, 2012)
Muqdisho:-Golaha Wasiirada Dowladda Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii caadiga ahaa iyadoo uu guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, waxaan

(September 6, 2012)
Kismaayo:-Ururka Al-Shabaab ayaa maanta ku soo bandhigay hub iyo gaadiid dagaal oo ay ku qabsadeen dagaaladii ka dhacay duleedka degmada Afmadow ee gobolka jubada Hoose kaas oo u dhexeeyey ciidamada
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|