Tacsi ku socota Reer Xuseen ilkadahab
(September 22, 2012)
Inaa Lilaahi Waa Inaa Ilaahi Raajucuun Anagoo ah reer C/qaadir max’ud cilmi, reer Abshir Max’ud cilmi iyo reer Inj Yusuf  Max’ud cilmi oo ku kala nool  Yurub, North America Australia iyo Afrik
Xildhibaan ka tirsan Golaha Baarlamaanka DFS oo lagu dilay Muqdisho
(September 22, 2012)
Muqdisho:-Waxaa maanta lagu dilay magaalada Muqdisho caasimada dalka Soomaaliya Xildhibaan ka tirsan Dowllada Federaalka Soomaaliya xili uu ku sugnaa xaafadda Cali Boolaay ee degmada Waaberi .Xildhiba
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant
(September 22, 2012)
PRESS RELEASE 21 September 2012 Puntland Government condemns in the strongest terms Thursday’s indis criminate bombings in Mogadishu, where more than 20 civilians including three journalists were ki
Axkaamta Xajka Qaybtii 2aad Sheekh Cabdinaasir Xaaji Axmed [Daawo Video-ga]
(September 22, 2012)
Laascaanood:Waxaan maanta idiin soo gudbinaynaa muxaadaro ku saabsan Axkaamta Xajka oo uu Sh. C/naasir Xaaji Axmed ka jeediyey Masjid Jaamaca magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool, Muxaadarada
Ciidamo ka tirsan AMISOM oo ka socda dalka Jabuuti ayaa gaaray gobalka Hiiraan
(September 22, 2012)
Hiiraan:-Ciidamo ka tirsan AMISOM kana soo jeeda dalka Jabuuti kuwaas oo qeyb ka ah howlgalka ciidamada AMISOM ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ciidamada Jabuuti ee s
Ciidamada AMISOM iyo kuwa DFS oo dhaqdhaqaaq ciidan ka wada deegaanka Qalimow
(September 22, 2012)
Jowhar:-Warar saaka naga soo gaaraya Degmada Balcad ayaa sheegaya in ciidamada AMISOM iyo kuwa DFKM ay dhaqdhaqaaq ciidan ka wadaan inta u dhaxeysa Balcad iyo Jowhar waxaan gawaarida dagaalka ee AMIS
Dagaal ka qarxay inta u dhaxeysa deegaanka Qansaxdheere iyo Ufuroow
(September 22, 2012)
Baydhabo:-Wararka naga soo gaaraya gobalka Bay ayaa sheegaya in dagaal culus uu ka qarxay deegaanada u dhaxeeya qansaxdheere iyo Ufuroow dagaalka ayaa u dhexeeya ciidamada Itoobiya iyo kuwa Al-Shabaab