Ogeysiis:Sheekh Maxamed Idirs oo muxaadaro ka jeedin doona Masjid Abu Hurairah
September 10, 2012 - Written by
IN LAGU TARTAMO KHEYRKA.
Waxaana inoo soo jeedin doona Sheikh Mohamed Idriis Waqtiguna waa 8:00pm Salaada Maghrib ka dib insha allah.
waxaan dhamaan walaalaha rag iyo ku boorinaynaa in ay ka faa’ideystaan, kuna casuumaan walaalahooda kale ee ay gaarsiin karaan.
Masjid Abu Hurairah
Columbus Ohio
Columbus Ohio