
(December 1, 2012)
Jigjiga:-Sheekh Maxamed Cumar Dirir ayaa socdaal dacwadeed ku tagay magaalada Jigjiga ee xarunta gobalka Somali galbeed waxaana si weyn ugu soo dhaweeyey culumada iyo Ducaada ku sugan magaalada Jigjig

(December 1, 2012)
Nairobi:-Waxaa sii xumaanaya xiriirka u dhexeeya dowladda Kenya, iyo tan federaalka Soomaaliya Xiriirka dowladaha Kenya iyo Soomaaliya, ayaa hoos u sii socda, iyadoona taasi ay muuqaneysay tan iyo mar Ciidamada AMISOM oo howlgalo ka sameeyey magaalada Baladweyne
(December 1, 2012)
Hiiraan:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Baladweyne ee xaruunta Gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in Ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Jabuuti ay maanta howlgaladii ugu horeeyey ay ka sameeyeen magaalad

(December 1, 2012)
Galgaduud:-Wararka naga soo gaaray gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal uu dhexmaray laba maleeshiyo oo ka soo kala jeeda deegaannada Ceel-garas iyo Cadaado ka dib markii ay isku qabsadeen baraag

(December 1, 2012)
Oslo:-Waxaa la ogeysiinayaa walaalihii la socday darsigii Sh.Dr Cali Maxamed Saalax ee kitaabkii Mowsuucada uu baaqday maanta iyo birito waxaana dib uu u bilaaban doonaa inshalaah maalinta talaadad

(December 1, 2012)
Afgooye:-Wasiirka G/dhiga DFS Cabdixakiin Maxamuud Xaji Fiqi iyo saraakiisha milateriga ee ciidanka DFS ayaa saaka kormeer ku tagay difaacyada hore ee ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM oo ku sugan deega Wariyihii BBC-da Ibraahim Maxamed Aadan oo maanta lasii daayay
(December 1, 2012)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta lasii daayay wariyihii BBC-da ee magaalada Muqdisho, Ibraahim Maxamed Aadan ka dib dadaal badan ay bixiyeen odayaal iyo wa Taariikhda Firqada A-mal ee Shiicada ah Sh Dr Cali Maxamed Saalax.[Daawo Video]
(December 1, 2012)
Oslo:-Sh.Dr Cali Maxamed Saalax ayaa maanta halkii ka sii waday kitaabkii Mowsuucada ee ka hadlayey taariikhda xarakaad ka iyo Madaahibta waxaana uu darsigii shalay si faahfaahsan uga hadlay Shiikh.Dr
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|