
(January 21, 2013)
Gaalkacyo:-Waxaa maalmahaan ku sugnaa deegaanada Puntland gaar ahaan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug wafdi balaaran oo ka tirsan guddiga maamul u samaynta gobalada Jubooyinka iyo Duqa mag

(January 21, 2013)
Norway:-Waxaan idiin soo gudbineynaa maanta darsigii Tafsiirka Qu,aanka uu Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax Xafidahulaah uu ka bilaabay Masjidka Al-Tawfiiq ee magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway .

(January 21, 2013)
Muqdisho:-Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii caadiga ahaa iyadoo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, waxaa

(January 21, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta boqolaal dadweyne ah kala qeybgalay Banaanbax ballaaran oo ay ku taageerayeen go’aan Sh Maxamuud Shible oo soo afmeerey Muxaadaradii uu uga hadlayey ka qeyb galka golayaasha dowladaha
(January 21, 2013)
Nairobi:-Sheekh Shible oo saddexdii maalmood ee la soo dhaafay masaajidka Hidaaya ka waday Muxaadaro uu uga hadlayey ka qeyb galka golayaasha dowladaha, ayaa shalay ku soo afmeerey qeyb uu uga hadlaye Madaxweynaha DFS Dr.Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray magaalada Riyad
(January 21, 2013)
Riyad:-Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Dr.Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa xalay gaaray magaalada Riyad ee xarunta dalka boqortooyada Sacuudi carabiya waxaana halkaas k
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|