Cabdiwaaxid Khaliif oo furay web Cusub waa Maxay sababtu ??

January 22, 2013 - Written by

AlkhaliifahLondon:-Salaanta Islaamka ka dib anigoo ah Cabdiwaaxid Khaliif waxaan ku wargelinayaa bulshada Soomaaliyeed in aan furay bar Internet oo aan ugu magacdaray  http://alkhilaafah.com/ u jeedadda aan u faray webkaan cusubna waxaa weeyey in aan isku soo jiido ducaada , culimada ,waxgaradka iyo dhamaan dhaq dhaqaaqyada Islaamiga ah si loo gaaro is afgarad iyo midnimo buuxda.

Haddaba waxaa bulshada  ka codsanayaa in ay igu soo biiriyaan wax walba oo talo iyo tusaalayn ah anigoo u diyaar noqon doono in wixii talo ah oo aan diinta ka horimaanayna aan qaato waad mahadsan tihiin wada shaqayn wacan.

Maamulaha Shabakadda http://alkhilaafah.com/

Cabdiwaaxid Khaliif

Leave a comment

Archives
January 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online