Ciidamada AMISOM oo si bareer ah ugu laayey 9 qof oo rayid ah deegaanka Leego

January 15, 2013 - Written by

Leego:-Ciidamada AMISOM ayaa maanta 9 qof oo rayid ah si bareer ah ugu dilay deegaanka Leeg ee gobalka Shabeellaha Hoose dilka ayaa yimid ka dib markii ay ciidamo sahan ah oo ka tirsan AMISOM ee gaareen duleedka Leeg .

Ciidamada AMISOM ee sida bareerka ah u laayey 9 qof oo rayid ah ayaan la kulmin wax weerar ah xili ay ku sii jeedeen duleedka Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Dadka rayidk ah oo ay dileen ciidmada AMISOM ayaa ahaan 5rag ah iyo 4haween ah kuwaas oo ku dhaqnaa Tuulada Jiiro Yaasiin waxaa xusid mudan 9 qof ee la dilay in ay isku beel ka soo jeedaaan.

Madaxda DFS iyo Saraakiisha Dowladda ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaan ilaa haatan ka hadal dadka shacabka ah oo ay ciidamada AMISOM sida bareerka ah ugu laayeen Tuulada Jiiro ee deegaanka Leego.

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

Archives
January 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online