Khudbadii Jimcaha ee Masjid Al-Hidaaya Sh Maxamuud Shible(Dhageyso)

January 4, 2013 - Written by

Nairobi:-Sh.Maxamuud Shible ayaa khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya waxaa uu uga hadlay shukriga alle iyo hadii aan lagu xamdin wax ka dhalan kara waxaa kale oo uu Sheekhu ka hadlay dhibaatada ku heysta magaalada Nairobi jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan waxaana uu ka hadlay khilaafka iyo midnimo la,aanta heysata Soomaalida.

Sheekh Maxamuud Shible ayaa ku booriyey Muslimiinta dhamaan gaar ahaana Muslimiinta Kenya in alle ka baqaan oo ay baryaan sida alle uga feydo dhibka heysta kuna dadaalaan midnimada iyo wadajirka.

Hoos ka Dhageyso Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya Sheekh Maxamuud Shible.

[audio:https://halgan.net/Mp3/Shible_4.mp3] Ama Halkan Mp3

Yaasiin Cabdi
Nairobi

2 Comments so far

Leave a comment

  1. ilaahoow inoo xafid sheekheena

  2. sheekh shible waa mahadsanyahay, kheyrna alle haku abaal mariyo midda kale waxa kamuuqata sida uu arimaha soomaalida udarsay, waa dad aan garan war bahalkan nawada cunaaya oon kali kali la isaga celin karin aan umidowno, is riix iyo xintankeenii gooni hanoo ahaadee, sida muuqata shiiqow qaddarbaa socota waana kugu raacsanahay, ee meeshay kagalaan kagal allena haku xafido aduun iyo aakhiraba

Leave a comment

*