Madaxweyanah dalka Masar Dr.Maxamed Mursi oo khudbad xasaasi ah jeediyey (Daawo)
January 27, 2013 - Written byQaahira:-Madaxweyanah dalka Masar Dr.Maxamed Mursi ayaa caawa khudbad xasaasi ah jeediyey waxaana uu khudbadiisa diirada ku saaray xaalada siyaasadeed ee dalka Masar waxaana uu ku tilmaamay kuwa qalalaasaha ka wada dalka Masar kuwa raba in ay Masar dib u celiyaan.
Madaxweyanaha dalka Masar Dr.Maxamed Mursi ayaa waxaa kacdoon faashil ah ku wada siyaaasiyiin ka mid ahaa dowladii Madaxmed Xusni Mubaarak iyo qaar ka mid ah wadamada reer Galbeedka ee buufiska ka qaba Dhaqdhaqaayada Islaamiga ee xitaa si nabad ah ugu guuleystay xukunka sida Masar iyo dalka falstiin ee Xamaas hurmuudka ka ahayd.
Hoos Ka Dhageyso Khudbadii Madaxweynaha dalka Masar Dr.Maxamed Mursi oo taabaneysa arimo badan waxaana bandow lagu soo rogay gobalada dalka qaarkiis
A/Cawale
Halgan.net