Puntlland oo ka tacsiyeysay geeridii ku timid Madaxweyne-ku-xigeenkii hore ee Dowladda Puntland

January 22, 2013 - Written by

plGaroowe:-Innaa Lillaahi wa innaa Ilayhi raajicuun.Anigoo ku hadlaya magacayga, magaca Dowladda Puntland iyo magaca Shacab ka reer Puntland, waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa shacbiga iyo Dawladda Puntland iyo gaar ahaan Qoyskii iyo Ehelladii oo aan uga tacsiyeynaayo geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Marxuum Xasan Daahir Maxamuud (Afqurac), Madaxweyne-ku-xigeenkii hore ee Dowladda Puntland (2005-2008) oo xalay ku geeriyooday magaalada Nairobi, Kenya.

Waxaan Ilaahay uga baryayaa inuu Janatul Firdowsa ka waraabiyo, Qoyskiisii, Ehelladiisii, Asxaabtiisii, iyo dhammaan Shacabka iyo Dowladda Puntland-na ka siiyo Samir iyo Iimaan. Aamiin.

Gen. Cabdisamad Cali Shire

Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland

Communications Office

The Puntland Presidency
Office: +252 90 — 794312 / 794040 / 794776 / 794597 / 799128

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

232,019 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>