Qarax xooggan oo ka dhacay meel u dhow wasaarada Difaaca ee Yahuuda

January 10, 2013 - Written by

Tel Aviv:-War ay goordhow laga sii daayeen wakaalada wararka ee Caalamiga ayaa waxaa uu sheegayaa in qarax xooggan uu ka dhacay meel ku dhow wasaarada difaaca ee dowlada Yahuuda waxaana qaraxa  ka dhashay khasaaro kala duwan.

Tv Aljazeera oo ay xaruntiisu tahay dalka Qadar ayaa waxaa uu sheegay in qarax ay ka dhasheen khasaaro kala duwan ayna goobta haatan soo gaareen gawaarida gurmadka.

Wararkii ugu danbeeyey ee ka imaanaya halkaas ayaa sheegaya in gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa lagu qarxiyey meel ku dhow wasaarada Difaaca Yahuuda.

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online