Wariye Cabdi Xareed Cismaan oo lagu dilay magaalada Muqdisho

January 18, 2013 - Written by

wariyeMuqdisho:-Waxaa saaka lagu dilay magaalada Muqdisho wariye Cabdi Xareed Cismaan oo ka tirsanaa wariyeyaasha idaacadda Shabeelle ee magaalada Muqdisho xili uu ku sugnaa meel aan ka fogayn gurigiisa oo ku yaalla degmada Wadajir ee gobolka Banaadir.

Koox bastoolado ku hubaysan ayaa la sheegay in ay toogteen wariye Cabdi Xareed Cismaan oo markii hore noqday dhaawac culus waloow uu markii danbe u geeriyooday dhaawacii kuna dhintay isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho..

Dilka wariyasha ayaa noqday tusbax go,ay waxaana lagu dilay Soomaaliya sanadkii la soo dhaafay ku dhowaad 20 wariye kuwaas oo ka howlgali jiray warbaahinta kala duwan ee ka jirta dalka.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online