
(February 4, 2013)
London:-Madaxweynaha JFS Dr.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta kula kulmay magaalada London ee xarunta dalka Britain Raisul wasaaraha dowlada Britain David Cameron labada Masuul ayaa waxay ka wada ha Khatarta Dunuubta oo la fududeysto Sheekh Xasan Ibraahim Ciise (Dhageyso)
(February 4, 2013)
Nairobi:-Waxaan idiin so gudbineynaa Muxaadaro uu Sheekh Xasan Ibraahim Ciise Xafidahulaah uu ka jeediyey Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi Sheekh Xasan ayaa waxaa uu muxaadaradiisa uga hadlay

(February 4, 2013)
Gaalkacyo:-Wafdigii culumada ahaa ee uu hoggaaminayey Sheekh Axmed C/samad ayaa 27/01/2013 booqday Mac-hadka Al-imaam Al-Muzani ee culuumta shareecada iyo luqada carabiga, waxaana culumada soo dhaweey

(February 4, 2013)
Norway:-Waxaan idiin soo gudbineynaa darsigii Tafsiirka Qu,aanka uu Sh. Dr.Cali Maxamed Saalax uu ka bilaabay Masjidka Al-Tawfiiq ee magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway.Sh.Dr.Cali Maxamed Saalax

(February 4, 2013)
Garoowe:-Wasiirka Beeraha ee Puntland Eng.Maxamuud Xaaji iyo wafdi uu horkacaya ayaa maanta kormeer ku tagay deegaanada Shibiraaley ,Siiga dheer,Cuun ,Xamur isaga oo booqday beeraha ku yaal deegaama
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|