
(February 5, 2013)
Qaahira:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa caawa ka soo degay gegida dayuuradaha ee Qaahira si ay uga qeyb-galaan shirka Ururk

(February 5, 2013)
Nairobi:-War ka soo baxay Safaaradda Mareykanka ee dalka Kenya, ayaa lagu sheegay in muwaadiniinta dalkaas u dhashay looga digayo inay tagaan guud ahaan Soomaaliya gaar ahaanna Somaliland, waxaana

(February 5, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta ku dhawaaqay dhismaha Guddi madax banaan oo ka shaqeeya ka soo talabixinta xadugudbyad

(February 5, 2013)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud Faroole ayaa maanta xil ka qaadis ku sameeyay duqii degmada Gaalkacyo Col.Siciid Cabdi Faarax waxaana lagu soo badalay Col.Axmed Cali Alla ha u naxariistee Khaliif Cali Bare oo ku geeriyooday magaalada Copenhegan
(February 5, 2013)
Alla ha u naxariistee Khaliif Cali Bare ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Copenhegan ee xarunta dalka Denmark ka dib markii uu in mudo ah xanuunsanaa . Dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqa

(February 5, 2013)
Muqdisho:-Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta xukun ku riday Haweeneydii sheegtay in ay kufsadeen ciidamo ka tirsan DFS iyo Wariye C/casiis Koronto waxaana lagu xumay min hal sano oo xabsi ah DFS oo maamul ku meel gaar ah u magacawday Gobolka Bay
(February 5, 2013)
Baydhabo:-Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Dowladda federaalka Soomaaliya Xassan Sh. Maxamuud uuna ku saxiixan yahay Guddoomiyahah baarlamaanka DFS Maxamed Cismaan Jawaare ayaa waxaa lag
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|