Barnaamijka Doodwadaag ee Universal Tv oo looga hadlay dilka Sh C/qaadir Nuur(Daawo)
February 21, 2013 - Written by
London:-Barnaamijka Doodwadaag ee Universal Tv ayaa xalay waxaa looga hadlay dilka Sh C/qaadir Nuur Faarax raximahulaah kaas oo ay kooxda Al-Shabaab ay ku dileen magaalada Garoowe gaar ahaan Masaajidka Bader xili uu Sheekh C/qaadir Nuur Faarax ku jiray salaadii casar rakcadii 3aad.
Mujrimiinta soo abaabulay dilka Sheekh C/qaadir Nuur Faarax talo ma laga aargudan doonaa mise howsha waxay ku dhamaan doontaa tacsi iyo baroordiiq sidii ay ugu dhamaatay dilkii Sheekh Dr.Ahmed Xaji iyo Sheekh Maxamed Tahliil raximahulaah.
Hoos ka Daawo Barnaamijka Doodwadaag ee xalay Tv Universal waxaa daadihinayey wariye Cawil .
Halgan.net
London

.gif)

