Culimada iyo Ducaad dalka Qatar oo ka tacsiyeeyey dilka Sh Cabdulqaadir Nuur Faarax

February 17, 2013 - Written by

tacsiQatar:-Anagoo ah culimada iyo odayaasha Soomaaliyeed ee kusugan wadanka Qatar waxaan ugu tacsiyeynaynaa ummadda Islaamka guud ahaan, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed geerida naxdinta leh ee ku timid Sh. Cabdul-Qadir Nuur Faarax(Gacameey). Waxaan Allah ugu rajaynaa inuu kawaraabiyo Janadiisa Firdowsa, ummmadana siiyo badiil dacwada hogaamiya.

1. Marka aan eegney xaalada uu kudhintey waxaan urajaynaynaa inuu Shahiid ahaa.

2. Waxaan sidoo kale Allah karajaynaynaa in dilkiisa noqda mid soo afjara gaadmada lagu hayo Culimada Diinta oo ay unoqota Shacabka Soomaaliyeed mid kubaraarujisa difaaca Culimadeeda.

3. Waxaan taageereyna inay culimada Soomaaliyeed meel cad ka istaagto dilalka noocaan ee loo adeegsanao magaca Diinta.

Magacyada Culimada iyo Ducaada diray Tacsida

1. Sh Abdirashiid Sheekh Cali Suufi

2. Sh Muxammad Xaaji Yuusuf

 

3. Sh Muxammad Xaaji Xasan (Golas)

 

4. Sh Adam Sheekh Xasan

 

5. Sh C/xakiim Sheekh Cali Suufi

 

6. Sh Axmad Xaaji Qaasim

 

7. Sh Shuceyb Cartan

 

8. Sheekh Mahad

 

9. Sh Muxammad Ashkar

 

10. Sh Cumar Axmad Yamani

Halgan.net

 

Leave a comment

*

Archives
February 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online