Culimada magaalada Ceerigaabo oo ka tacsiyeeyey dilkii loo geystay Sheekh C/qaadir Nuur Faarax.

February 17, 2013 - Written by

tacsiAnagoo ah Culimada ku sugan Magaalada Ceerigaabo waxaan tacsi u diraynaa heladii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Allaah ha u naxariistee  Sh.C/qaadir Nuur Faarax oo magaalada Garoowe ay ku dileen dad wax magarato ah. Waxaan sidoo kale u tacsiyaynaynaa guud ahaan umadda Muslimka ah waxaana si gaar ah ugu tacsiyaynaynaa Umadda Soomaaliyeed waxaana Ilaahay uga baryaynaa  in uu janadiisa ka waraabiyo cidii dhibkaa u geysatayna ilaahay Jazahooda mariyo..

[Damal la hadhsadaa bay dileen waqey duloobaane]

1-     Sheekh MaxamedCaliBiixi

2-      Sheekh Axmed maxamed Rashiid

3-      Sheekh Siciid Cali Xasan

4-     Sheekh Cali yuusuf Cali

5-     Sheekh C/Rashid Maxamed Warsame

6-     Sheekh C/laahi Khaliif Jaamac

7-     Sheekh Xasan Maxamuud Ismaaciil

8-     Sheekh Siciid C/raxmaan Xuseen

9-     Sheekh Jaamac Maxamed Maxamuud

10- Sheekh Maxamed Aadam Xabiib

11- Sheekh maxamed Cali Daahir

12- Sheekh Xasan Axmed Cabdalla

13- Sheekh C/kariim Cali Jaamac

14- Sheekh Xasan Maxamed Cumar

15- Sheekh Yuusuf Axmed Caydiid

16- Sheekh C/raxmaan Xuseen Maxamed

17- Sheekh Cismaan Maxamed Muuse

18- Sheekh Xuseen Jaamac Faarax

19- Sheekh Jamaal Xaaji Axmed Ducaale

20- Sheekh Maxamed Xuseen Gurey

21- Sheekh Faysal Cilmi Cawed

22- Sheekh Xasan Aadam Ducaale

23- Sheekh Cali jaamac Xaamud

24- Sheekh C/razaaq Abokor Ducaale

25- Sheekh Cali maxamuud maxamed

 

 

Leave a comment

*

Archives
February 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online