Daawo Gacan ku dhiiglihii dilay Sheekh C/qaadir nuur Faarax oo waramaya (Muuqaal)

February 15, 2013 - Written by

gacandhiigleGaroowe:-alahau naxariistee waxaa maanta casarkii lagu dilay magaalada Garoowe Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo ka mid ahaa culumada Soomaaliyeed waxaana dilka geystay wiil dhalinyaro ah xili uu Sheekhu ku jiray Salaada casar.

Sheekh C/qaadir Nuur Faarax ayaa markii uu ka soo kacay Rukuucda Rakcadii Afaraad waxaa toogtay wiil dhalinyaro ah xili Masjidka Al-Badar lagu jiray salaada Casar  waxaana uu isku dayey in uu baxsado balse waxaa dadweynaha Reer Garoowe ay ku guuleysteen in ay gacanta ku dhigaan

Hoos ka Daawo Muuqaal lagu Faafiyey Face Book oo Mobel lagu duubay inta aan dhagarqabaha lagu wareejin ciidanka Amaanka ee Garoowe.

Sheekh Maxamed Xaaji Yuusuf oo ka mid ah Culumada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay dilka Sheekh C/qaadir Nuur Faarax waxaana uu Sheegay in maalinta Birito ah la aasi doono Sheekh[nggallery id=403]

Hoos Ka Dhageyso Hadalka Sheekh Maxamed Xaaji Yuusuf oo ka mid ah Culumada Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Garoowe[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/3gpn7q4eax/sh_maxamed.mp3]

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

Archives
February 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online