Golaha Dacwada Ee AlBayaan (K/AFRIKA) oo tacsi u diray Ehelada Sh C/qaadir Nuur Faarax

February 15, 2013 - Written by

logo_BayaanGolaha dacwada ee Albayaan maamul, shaqaale, Ducaad,Imaamyo,Macallimiin iyo xubnaba waxay si tiiraanyo leh uga tacsiyaynayaan ummadda Soomaaliyeed Geeridii Naxdinta lahayd ee ku timi Sheekh Cabdulqaadir Nuur faarax oo maanta lagu dilay masjid gudihii isagoo salaad ku jira.

Waxaan Ilaahay u weydiinaynaa sheekha inuu jannadii fardowsa ka waraabiyo, eheladii iyo Ummadii uu ka tegayna uu sabir iyo Iimaan ugu beddelo.

GOLAHA DACWADA EE ALBAYAAN

www.albayaan.net

Leave a comment

Archives
February 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online