Khudbadii Jimcaha Masjidka Al-Tawxiid oo looga hadlay dilka Sh C/qaadir Nuur Faarax(Daawo)
February 25, 2013 - Written by
Denmark:-Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Tawxiid ee magaalada Copenhagan ayaa waxaa looga hadlay dilkii Sheekh C/qaadir Nuur Faarax Waxaa khudbadii Jimcaha jeediyey Sheekh C/raxmaan Abyad Xafidahulaah .waxaana uu Sheekhu aad ugu dheeraaday dilkii Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo ay kooxda Ururka Al-Shabaab ku dileen magaalada Garoowe xili uu ku jiray salaadii casar
Hoos ka Daawo Khudbadii Jimcaha Ee Masjidka Al-Tawxiid ee magaalada Copenhgan Sh C/raxmaan Abyad Xafidahulaah
Halgan.net
Denmark

.gif)

