Khudbadii Masjidka Al-Hidaaya oo looga hadlay dilkii Sheekh C/qaadir Nuur Faarax(Dhageyso)

February 22, 2013 - Written by

imaam_YaxyeNairobi:-Waxaa maanta Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-Hidaaya  ee magaalada Nairobi looga hadlay dilkii foosha xumaa ee  lagula kacay Sheekh Cabdulqaadir Nuur Faarax Allaha u naxariistee waxaana khudbada maanta ka jeediyey Masjidka Al-Hidaaya Imaamnka Masjidka Sheekh Yaxye Cabdi Saciid.

mastiSheekh Yaxye Saciid ayaa waxaa uu ka hadlay xaalada inxiraafka halka uu marayo ilaa la gaaray in Masjid gudihii lagu dilo culumada iyaga oo rukuucsan oo ku jira salaad waxaana uu sheegay in Sheekh C/qaadir Nuur in ay dileen Ururka Al-Shabaab kuwaas oo dhaqan iyo jihaad ka dhigtay leynta culumada iyo haldoonka umada Soomaaliyeed .

Imaamka Masjidka  Masjidka Al-Hidaaya  ee magaalada Nairobi Sheekh Yaxye Cabdi Saciid ayaa umada uga digay dilalka qorsheysan ee Al-Shabaab ku gumaadeen umada Soomaaliyeed.

Hoos ka Dhageyso  Khudbadii Jimacaha ee Masjidka Al-Hidaaya Sheekh Yaxye Cabdi Saciid.

 

Yaasiin Cabdi Ahmed
Halgan.net

Leave a comment

Archives
February 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online