Madaxweynaha Puntland oo waraysi gaar ah siiyey Idaacadda BBC-da.[Dhagayso]

February 26, 2013 - Written by

FAROOLEGaroowe:-Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole oo waraysi gaar ah siiyey Idaacadda BBC-da qaybta Afka-Soomaaliga ayaa waxaa uu a waramay howl galo ay ciidanka Amaan ka Puntland ay ku soo qabteen dhagarqabayaashii soo maleegay dilkii Sheekh. Cabdulqaadir Nuur Faarax Allaha u naxariistee iyo arrimaha maamul u samaynta Gobollada Jubooyinka.

Madaxweynaha dowllada Puntlland ayaa sheegay in dadka loo qabtay falalka Amaan darada iyo dilalka qorshayn ee u danbeeyey ay ku jiraan dad Ajnabi ah oo gacan saar la leh ururka Al-shabaab ee Al-qaacida ka tirsan baaritaan uu ku socdo. Madaxweynaha dowllada Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Faroole ayaa ugu baaqay in dowllada federaalka  aya gacan ka geysto in maamulka Jubooyinka iyo maamulada kale in si dhaqso loo soo dhiso iyadoo la raacayo dastuurkii lagu doortay madaxda Dowlladda Federaalka Soomaaliya.

 Hoos ka Dhagayso waraysi BBC-da uu siiyey Madaxweynaha dowllada Puntlland

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/e3iq13xeof/faroole.mp3]Ama Halkan Mp3

 M_M_Deeq
Halgan.net

 

Leave a comment

*

Archives
February 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online