Mahad Naq iyo Bogaadin Dhamaan culumada iyo Ducaadii la soo xiriiray Halgan.net

February 16, 2013 - Written by

halgan_net_mediumWaxaan halkaan uga mahad celineynaa dhamaan culumadii iyo Ducaadii iyo wiliba dadweynaha faraha badan ee Emailada xaddhaafka ah u soo diray Shabakada Halgan.net iyaga oo ka tacsiyeynaya dilkii Foosha xumaa ee loo geystay Sheekh C/qaadir Nuur Faarax Raximahulaah waxaana ka horeeyey Sheekh Dr.Ahmed xaji C/raxmaan.

Walaalayaal dilka loo geystay Sheekh C/qaadir Nuur Faarax ma ah mid cusub balse waa sooyaal waxaa lagu laayey culumo iyo Ducaad aad u tiro badan Soomaaliya kuwaas oo gaadmo lagu dilay iyo dhagar waxaase xambaari doono danbigaas cid kasta oo ka qeyqaadatay daadinta dhiiga Shacabka Soomaaliyeed ee Muslinka ah.

Waxaa sidoo kale dhamaan u mahad celineynaa Maraakista iyo Musa,saadka iyo Jaaliyaadka Soomaaliyeed ee dibada ku dhaqan kuwaas oo na soo gaarsiiyey tacsi ay u dirayaan ehelada Sheekh C/qaadir Nuur Faarax. Waxaa cafis iyo cudurdaarweydiisaneynaa walaalaha noo soo diray baaqyada Tacsida iyo talooyinka dhaxal galka ah in aan awoodi kari weynay daabicida dhamaan qoraalada iyo Emailada na soo gaaraya kuwaas oo aad u tiro badan .

Maamulka Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online