Midowga Culumada caalamka Islaamka oo ka tacsiyeynaya dilkii Fadiilat Sheekh C/qaadir Nuur

February 18, 2013 - Written by

logoQadar:-Midowga culumada Caalamka Islaamka oo uga tacsiyeynaya dunida Islaamka geeridii Shiikh C/qaadir Nuur Faarax raximahulaah oo lagu dilay magaalada Garoowe  gudaha Masjidka Al-Bader xili uu ku jiray Salaadii Casar .

Midowga Culumada Calaamka Islaamka ayaa ku tilmaaamay dilka Sheekh C/qaadir Nuur Faarax mid ka fog diinta Islaamka waxayna ugu baaqeen umada Soomaaliyeed in ay meel uga soo wada jeestaan kuwii dilay Sheekh C/qaadir Nuur Faarax raximahulaah,

Sheekh C/qaadir Nuur ayaa Midowga Culumada Islaamka waxay sheegeen in uu ahaa caalim lagu bartay faafinta diinta Islaamka gudaha dalka Soomaaliya iyo dibadiisa waxaana uu umada ugu yeeri jiray Manhajka Ahlu Sunna Waljamaaca .

Midowga Culumada Islaamka ayaa ugu baaqay umada Soomaaliyeed iyo eheladii Sheekh C/qaadir Nuur faarax in ay sabraan ,waxaana ay Alle uga baryeen in uu geeyo Janaatul Fardoowa .

Bayaanka ayaa waxaa ku saxiixan

أ.د علي القره داغي
الأمين العام

رئيس الاتحاد
أ.د يوسف القرضاوي

Halka ka Akhriso Bayaanka Midowaga Culumada Islaamka

Leave a comment

Archives
February 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online