Ogeysiis:Qolka Somali Islamic ALTaqwa Network oo caawa Nadwo qabanaya

February 16, 2013 - Written by

ogeysiis1Yemen:-Qolka Somali Islamic ALTaqwa Network ayaa caawa waxaa uu qabanayaa Nadwo ay ka qeyb gali doonaan culumo tiro badan taas oo looga hadli doono dilk Sheekh C/qaadir Nuur Faarax waxaana ka qeyb qaadan doona  Sh CabdiNaasir Abuu Muxamed Calaamah Sh Yusuf Aden Qaadi ,Sh Daahir Aw Cabdi Samaxatul Waalid Sh Cali Warsame Sheekh Maxamuud Yuusuf Xaaji ,Sh Cabdrxmaan Sh Cumar Iyo Culumo Kale. Nadwada ayaa bilaaban doona Inshalaah 18:00 waxaana walaalaha Nadwada isku soo dubadriday ugu magacdareen Nadwda (XogWaran Iyo Xarbi Hortiis)

 

Maamulka Qolka Somali Islamic ALTaqwa Network
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online