![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/02/Culimo_1.jpg)
(February 17, 2013)
Boorame:-Dhamaan Culimada ay magacyadoodu hoos ku qoran yihiin waxa ay tacsi murugo leh u dirayaan dilkii naxdinta lahaa ee loo gaystey Sheekh Cabdulqaadir Nuur Faarax waxaanay Ilaahay ugu baryayaan i Jamciyadda Tawxiid Islaamic Association ee magaalada Kampala oo tacsi diraya
(February 17, 2013)
Tacsi:-Jamciyadda Tawxiid Islaamic Association Kampala Uganda iyo Ducaadda Markazka Tawxiid Islamic Iyo Dhamaan Jamaacada Muslimiinta ee magaalada Kampala ee caasimada dalka Uganda waxaa ay halk Todoba Xayndaab Shiikha Laguma Xurmayn W/Q Cabdulqaadir Cabdi Diiriye
(February 17, 2013)
Naf walba waa dhimanaysaa laakiin qofku wuxuu ku noolaa iyo wuxuu ku dhintay ayaa micne u sameeya geerida ka dib. Shiikh Cabdulqaadir Nuur Faarax ilaahiisaa naga yaqaan laakiin noloshiisii iyo geeridi
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/02/14.jpg)
(February 17, 2013)
Garoowe:- Ka dib markii maanta la aasay Sheekh Cabduqaadir Nuur Faarax ayaa waxaa kalimaad kale duwan ka jeediyey culimo kale duwan oo ka soo qayb gashay duugta Shiikh oo ka kala yimid Gobollada d Golaha Isutaga Masaajida ee W/Maraykanka oo tacsi u diray Sheekh C/qaadir Nuur
(February 17, 2013)
Golaha Isutaga Masaajida ee W/Maraykanka iyaga oo ka tiiraanyaysan kana xun dilkii foosha xumaa ee lagula kacay sheekii caalimka ahaa sh. c/ qaadir nuur faarax ( Gacamay) alla ha u naxariistee oo gaca
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/02/IMG_1225.jpg)
(February 16, 2013)
Madiina:-Arday ka mid ah ardayda dhigta jaamacada islaamiga ah ee madiina kuliyatul luqah kana mid ah ardadii sheekha ilaahay ha u naxariistee ayaa gabay baroor diiq ah u diray umada Soomaaliyeed iyo
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/02/2.bmp)
(February 16, 2013)
Nairobi:-Imaamka Masjidka Al-Hihaadaya ee magaalada Nairobi Sh Yaxye Cabdi Saciid ayaa waxaa uu ka hadlay dilkii foosha xumaa ee loo geystay Sheekh Cabduqaadir Nuur Faarax Allaha u naxariistee oo maa
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/02/SH-C.RAXMAN.bmp)
(February 16, 2013)
Nairobi:-Sheekh C/raxmaan Maxamed C/laahi oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi ayaa waxaa uu ka hadlay dilkii foosha xumaa ee loo geystay Sheekh Cabdu
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/02/Shariif-Dawiil.jpg)
(February 16, 2013)
Nairobi:-Sheekh Shariif Dhawiil oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi ayaa waxaa uu ka hadlay dilkii foosha xumaa ee loo geystay Sheekh Cabduqaadir Nuu Sheekh Casiis Cajiib oo ka hadlay dilkii sh Cabduqaadir Nuur Faarax.[Daawo Video]
(February 16, 2013)
Nairobi:-Sheekh Casiis Cajiib oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi ayaa waxaa uu ka hadlay dilkii foosha xumaa ee loo geystay Sheekh Cabduqaadir Nuur
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|