Tacsi ku socta Ehelkii,Dr Ahmed Bashir C/laahi (Hoolif)
(February 22, 2013)
Inaa lilaahi wa innaa ilayhi raajicuun !!!!! Dhammaan dadkaan hoos ku xusan magacyadoodu iyo kuwo kale oo badan oo aanan halkaan magacyadooda ku soo koobi karin waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan E Dilkii Sheekh Cabdulqaadir Nuur Faarax AUN maxaa Looga Dan Lahaa.?
(February 22, 2013)
Warku maqalkiisu wuu murugo iyo mashaqo waynaa. Wuuna Indho xumo iyo calool xumo badnaa. Qof walba oo Muslim ah naxdin iyo uur ku taalo ayuu ku reebay. Waligay ma sawiran sifo la mid ah. Una malayn ma Culimada Soomaaliyeed oo mar kale ku baaqay in Al-shabaab aynu meel uga soo wada jeesano.[Akhriso]
(February 22, 2013)
Waxaa saaka ka soo baxay Xafiiska fulinta ee Ururka Al-ictsaam Bil-Kitaabi Wasunaha oo ay culimada dalka Soomaaliyeed intooda badan ay ku midaysan yihiin baaq ku socda Umadda Soomaaliyeed oo ku aada Saddex billad Sharaf oo uu heley Sheekh Cabdulqaadir Nuur Faarax ilaahay ha u naxariistee.
(February 22, 2013)
Imaamu Axmed waxaa laga sheegey Inuu oran jirey Farqiqa annaga iyo Ehlu bidaca noo dhexeeya waa Jinaazada" Hadalkaasi waa hadal wayn oo aad u qiimo badan, waxaan xasuustaa qoraalo ay soo bandhi geen w Gabay ku socda Xassan Xuseen W/Q Xidig Cismaan Saalax
(February 21, 2013)
Mekkah:-Waxaa caawa idiin na soo gaaray gabay Carabi ah oo mid ka mid ah ducaad uu ka tiriyey Xassan Xuseen oo ah nin ku ibtilaysan gaalaysiinta dadka Soomaaliyeed ee Muslinka ah ilaa uu gaaray in cul Dardaarakii ugu danbeeyey uu Sh C/qaadir Nuur ka jeediyey Jaamacada Bariga Afrika(Dhageyso)
(February 21, 2013)
Boosaaso:Ardayd ka mid ah ardayda dhigata Jaamacada bariga Afrika ayaa caawa soo gaarsiisay Halgan.net dardaarankii ugu danbeeyey ee uu Sheekh C/qaadir Nuur Faarax uu u jeediyey ardayda Dhigta Jaama Masjidka Alsaxaaba ee Edmonton oo tacsi u diray Sh C/qaadir Nuur Faarax
(February 21, 2013)
Imaamka Masjidka Saxaaba, Culimada iyo Ducaada magaalada Edmonton, maamulka masjidka, Jaaliyada Soomaaliyeed ee Magaaladan Edmonton, dhamaantood waxay ka tacsiyaynayaan iyagoo ka tiiraanyaysan dilki Dib u eegis mise digasho?.W/Q Sh.Fu’aad Max’ud X.Nuur
(February 21, 2013)
Marka hore waxaan Allaah uga baryayaa naxariis iyo in uu ku waaro jannada firdowsa sheekheenii Sh.C/qaadir Nuur Faarax, sidoo kale waxaan tacsi mug leh u dirayaa guud ahaan ummadda soomaaliyeed gaar a Sheekh C/qaadir ma gablamin W/Q Sheekh Xasan Maxamed Ibraahim (Abu Xasaan)
(February 21, 2013)
Cadowga qorsheeyay in la dilo sheekh C/qaadir nuur faarax alle ha u naxariistee uma aanu dilin hanti iyo dhaqaale uu lahaa oo lagu xasdayay, umana dilin madaxnimo iyo kursi uu haysaty oo laga qaadanay Sheekh Maxamuud Shible oo caawa muxaadaro ka jeediyey Masjid Bilal ee magaalada Jigjiga
(February 21, 2013)
Jigjiga:-Sheekh Maxamuud Shible ayaa caawa oo jimca,ah muxaadaro cinwaan keedu yahay (miyay simanyihiin kuwa waxyaqaana iyo kuwa aan wax aqoonin?) kajeediyay masaajidka bilaal ee magaalada jigjiga
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|