Sh Maxamed Umal Sheekh C/qaadir Nuur Faarax waxaa loo dilay diin uu Xambaarsanaa(Dhageyso)

February 15, 2013 - Written by

shumalNairobi:-SheekhMaxamed Cabdi Umal oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed ee sida weyn looga yaqaan dalka gudahiisa iyo dibada ayaa caawa ka hadlay dilkii Sh. C/qaadir Nuur Faarax Raximahulaah oo galabta casarkii lagu dilay gudaha Masjidka Al-Bedar ee Magaalada Garoowe.

Sheekh  Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu waramay Taariikhda dheer ee halganka dacwa Salafiya uu ka soo qaatay Sheekh C/qaadir Nuur Farax raximahulaah  wuxuuna u rajeeyey Sheekh Umal khayr badan ka dib markii ay dishay Sheekh C/qaadir gacan ka xaq daran .

Sheekh C/qaadir Nuur Faarax ayaa ka mid ahaa Culumadii Soomaaliyeed ee sida weyn uga hortagay fikirkii Takfiirka waxaa uu sabab u noqday in rag badan qaataan manhajka saxda ah .

Hoos Ka Dhageyso Hadalka Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah .

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/6x4w60w0v8/shekh-umal.mp3] Ama Halkan MP3

Yaasiin Cabdi Ahmed
Nairobi

Leave a comment

Archives
February 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online