Sheekh Maxamuud Sh Xassan oo ka hadlay dilkii Sh Cabduqaadir Nuur Faarax.[Daawo Video]

February 16, 2013 - Written by

AbudalxaSheekh Maxamuud  Sh Xassan oo  ka mid culimada iyo ducaada ku nool dalka Danmarka  ayaa kulan uu maanta la qaatay dhalinyaro Soomaaliyeed oo uu darsi u jeedinayey waxaa uu ka hadlay dilkii foosha xumaa ee maanta loo geystay Sheekh Cabdulqaadir Nuur Faarax magaalada Garoowe ayaa ficilkaas waxaa uu ku tilmaamay mid Yahuudeed isagoo shiikhu ka taariikheeyey qaabkii loo dilay Saxaabigii Jaliilka ahaa ee Cumar Ibnu Khadaab iyo Cali Ibnu Abii Daalib Allaha ka raali noqdee.

Hoos Ka Dhagayso Kalimada Sh Maxamuud  Sh Xassan uu uga hadlay dilkii Sh Cabduqaadir Nuur Faarax

 

3 Comments so far

Leave a comment

  1. inaa lilaahi wa inaa ilahay rajicun
    aad aad ayaa uga xumahay dilka sheikha abduqdar nuur farah
    ilahay janada ha geeyo waxa uu ahaa shahiid
    waa nin qaali ah ka tagay umada somaliyeed
    ilahayna cadaab kiisa ha kaga aar guto
    aamiin aamiin
    waa dad sheeganaya islam laakiin doonaya magaca islamka inay xumeeyaan
    dadkana waxa rabaa inay jaa hiliin iskugu soo haraan
    ilahay naga qabo kuwaa aam,iin
    aamiiiiiiiiiiiiiin aamiiiiiiiiiiiiiin

  2. inaa lilaahi wa inaa ilahay rajicun.waxaan halkan uga tasiyey nayaa dhaman umada somaliyeed meelkasta ayjogan geeridii kutimid sheikhena sheikh abdulqadir nuur faarax.

  3. إنّالله وإنا إليه راجعون إنّ لقلب ليحزن وإنّ العين لتدمع ولانقول إلامايرضي ربنا وإنّابفراقك ياشيخ عبدالقادر لمحزونون ، اللهمّ اغفر له وارحمه وادخله في جنا تك جنات النعيم ،قدقتل كثير من علماء أهل السنة في لأزمان المتأخرة خاصة في الصومال فقدقتل قبل الشيخ الدكتور أحمد حاج عبدالرحمن الذ ي قتلته الحركة الشباب شهيدا نحسبه كذلك والله حسيبه وغيره من علما ء الصومال اليوم يوم محزون فقد قتل حبر الصومال شهدا والله حسيبه

Leave a comment

*