Sheekh Maxamuud Shible oo khudbadii Jimcaha ka jeediyey Masjid Al-Nuur ee Jigjiga(Dhageyso)

February 23, 2013 - Written by

shibleJigjiga:-Sheekh Maxamuud Shible oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed oo socdaal dacwadeedna ku jooga magaalada Jigjiga ayaa shalay khudbadii Jimacaha ka jeediyey Masjidka Al-Nuur ee bartamaha magaalada Jigjiga waxaana uu Sheekh Maxamuud Shible Khudbadiisa  uga hadlay (ilaahay cabsidiisa iyo in la qaato amarkiisa lagana joogsado wuxuu xarimay)

Sheekh Maxamuud Shible xafidahulaah ayaa aad ugu dheeraaday alle ka cabsiga faa,iidada uu leeyahay iyo toosnaanta lagu toosnaado diinta alle iyo Sunada Nabigeena Maxamed ahaa صلي الله عليه وسلم

Sheekh Maxamuud Shible ayaa sidoo kale aad ugu booriyey dadweynihii soo camiray Masjidka Al-Nuur in ay bartaan sharciga Alle wuxuuna aad ugu booriyey in ay foojignaadaan dulmiga noocyadiisa kala duwan.

Hoos Ka Dhageyso Khudbada Sheekh Maxamuud Shible .

Halgan.net
Jigjiga

Leave a comment

Archives
February 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online