Tacsi iyo Baaq Macalimiinta Jaamacadda Taibah, Jubail iyo ardayda Jaamacadda Al-Islaamiya ee Madiinah Al-Munawarah
February 15, 2013 - Written byMadina:-Anaga oo ah macalimiinta Jaamacadda Taibah, Jubail iyo ardayda Jaamaacadda Al-Islaamiya ee Al-Madiinah Al-Munawarah, Saudi Arabia, waxaan uga tacsiyeeyneynaa Ummadda Soomaaliyeed, dhalinta dacwada iyo dhammaan eheladii Sheekh C/Qaadir Nuur Faarax, dilkii naxdinta lahaa ee loogaystay galabta isaga oo salaadii casar sujuudsan. Sheekh C/Qaadir Nuur Faarax wuxuu ahaa abeeha ruuxiga ah ee fidinta dacwada salafiga ah cumrigiisana ku dhameeyey u yeeridda iyo barida dacwada saxda ah muddo ku dhow konton sano.
Waxaan Rabbi naxariistiisa iyo dembi dhaaf u weydiinaynaa Sh. C/Qaadir Nuur Faarax. Waxaan kaloo Rabbi ka baryaynaa in dhagar qabaha iyo ciddii ku saacidayba ku jazeeyo ciqaabkay mudan yihiin iyo in Rabbi soo gacan geliyo cid kasta oo gacan ka geysatay dilkaan foosha xun,
Hoos ka Akhriso Tacsi tiiraanyo leh iyo baaq cambaareyn ka timid culumada iyo ardayda Jaamacahada dalka Sacuudiga
بسم الله الرحمن الرحيم
Tacsi tiiraanyo leh iyo baaq cambaareyn
إنا لله وإنا إليه راجعون. إن لله ما أعطي وله ما أخذ وكل شيء عنده بمقدار
- Anaga oo ah macalimiinta Jaamacadda Taibah, Jubail iyo ardayda Jaamaacadda Al-Islaamiya ee Al-Madiinah Al-Munawarah, Saudi Arabia, waxaan uga tacsiyeeyneynaa Ummadda Soomaaliyeed, dhalinta dacwada iyo dhammaan eheladii Sheekh C/Qaadir Nuur Faarax, dilkii naxdinta lahaa ee loogaystay galabta isaga oo salaadii casar sujuudsan. Sheekh C/Qaadir Nuur Faarax wuxuu ahaa abeeha ruuxiga ah ee fidinta dacwada salafiga ah cumrigiisana ku dhameeyey u yeeridda iyo barida dacwada saxda ah muddo ku dhow konton sano.
- Waxaan Rabbi naxariistiisa iyo dembi dhaaf u weydiinaynaa Sh. C/Qaadir Nuur Faarax. Waxaan kaloo Rabbi ka baryaynaa in dhagar qabaha iyo ciddii ku saacidayba ku jazeeyo ciqaabkay mudan yihiin iyo in Rabbi soo gacan geliyo cid kasta oo gacan ka geysatay dilkaan foosha xun.
- Waxaan si aan kala har lahayn u cambaaraynaynaa dilkaan foosha xur ee lagu beegsaday Caalimka weyn ee Ummada Soomaaliyeed. Dilkaan foosha xun oo daba joogay dilkii horey loogu geystay Dr. Axmed X. C/Raxmaan muddo hadda laga joogo sannad iyo 3 bilood.
- Waxaan ummada uga digeynaa fikirkan qaloocan ee beegsanaya waxgaradka, culimada iyo manhajka saxiixa ah.
- Waxaan ku baaqaynaa in Ummadda Soomaaliyeed meel ay joogaanba meel uga soo wada jeestaan fikirkan guran ee banaystay dhiiga biri ma geydada iyo culimadda indhaha ummadda u ah.
- Waxaan Ummada ugu baaqaynaa in ay meel uga soo wada jeestaan fawto beenaadka dhiigu ka da’ayo ee lagu banaysanayo dhiiga culimada, cuqaasha iyo dhamman biri ma geydada ummadda.
- Waxaan ku baaqaynaa in is kaashi, wada jir iyo dhammaan ummaddu in Rabbi kaga baqaan ilaashasada diintooda iyo ka fogaanshaha daadinta dhiiga muslimiinta.
Magacyada:
Macaliinta Jaamicadda Taibah (Madiinah) iyo Jubail (Jubail)
- Dr. C/Raxmaan Sh. C/llaahi Cumar
- Dr. Maxamuud C/Raxmaan Maxamuud
- Dr. C/Salaam Ciise Salwe
- Dr. C/Qaadir Cadi Diiriye
Diktoorada iyo Ardada Jaamicah Al-Islaamiyah ee Madiinah
- Dr. Haaruun Sh. Xuseen Cabdi
- Dr. Aadan Sh. Cali Saalax
- Dr. Hassan C/Laahi Xade
- Dr. Hassan Cali Warsame
- Dr. Maxad Hasan Maxamed
- Dr. Faisal Maxamed Cali
- Dr. C/Casiis Cali Axmed
- Dr. Yaxye Sayid Yuusuf
- Dr. Cabdi-Xayi Deeq
- Dr. Axmed Jaamac Mire
- Sh. Daahir Maxamuud Nuur
- Sh. C/Weli Axmed Muuse
- Sh. Samatar Axmed Muuse
- Sh. Khadar Xasan Axmed
- Sh. Khadar Daahir Sulaymaan
- Sh. Yaxye Cismaan Suufi
- Sh. Xuseen Sh. Maxamed Khaliifah
- Sh. Ibraahim Yuusuf Cabdi
- Sh. Axmed Cabdi Xeefow
- Sh. Maxamed Cabdi Cabdulle
- Sh. Maxamed-Weli Mukhtaar Sayid
- Sh. C/Casiis Sh. Cali Axmed
- Sh. C/Fataax Xuseen Barre
- Sh. Xasan Qaasim Cabey
- Sh. Khadar Cabdi Biixi
- Sh. C/laahi Xasan Ibraahim
- Sh. C/Casiis Macalin Aadan
- Sh. C/Wahaab Maxamed-Rashiid
- Sh. Maxamed C/Weli
- Sh. C/llaahi Xasan Xayle
- Iyo dhammaan ardayda Jaamicada Islaamiya
- Eng. Maxamed Muuse Maxamed (Jeddah)
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|
7 Comments so far
Leave a comment
إنا لله وإنا اليه راجعون
رحمك الله يا شيخنا الفاضل فقد أديت ما عليك من دعوة
كنت ممن شابت لحاهم في سبيل الدعوة
فجزاك الله عن الامة خيرا وكثرالله
أمثالكم
لعمرك ما الرزية فقد مال ولا فرس يموت ولا بعير
ولكن الرزيةفقد حر يموت بفقده خلق كثير
إن لله وإنا إليه راجعون، نسال الله أن يغفر للشيخ عبد القادر نور فارح ويرحمه ويدخله الفردوس الأعلى من الحنة، ونعزي اهل الشيخ والأمة الصومالية والإسلامية على فقيدهم والله المستعان
إنا لله وإنا إليه راجعون
alaah naxriis iyo jana hasiiyo sheekheenii c/qaadir nuur faarax ,umada soomaliyeedna alaha samir haksiiyo . alena ciwd khayr ha ugu badlo .
sheekha wxaan urajaynaynaa in uu shahaadadii uu tamaniyayey helay.
allahayow u naxariiso shikhuna Sh A bdulqadur N Farah Ammin
Innaa Lillaahi Wa innaa Lillaahi Raajicuun
Waxan anigoo ka murugeysan tacsi u direyaa ehaladii, ummadda somaliyeed iyo islamka oo dhan geeridii ama dilkii fadiilatu sheikh Marxuum Abdulqaadir Nuur Faarax. Allaha Raxmanka ah ha ku arsuqo jannada ferdows Amin…
aloow u naxariiso shekha
alaah ha ,unaxariisto sheekhunaa al-waalid cabduqaadir nuur faarax oo ay dishay khaawaarijul casri waana kan astaamaha khawaarijul casri
سئل العلاّمة الفوزان – حفظه الله -: هل يوجد في هذا الزمان من يحمل فكر الخوارج؟
فقال الشيخ:
يا سبحان الله، وهذا الموجود أليس هو فعل الخوارج، وهو تكفير المسلمين، وأشد من ذلك قتل المسلمين والاعتداء عليهم، هذا مذهب الخوارج.
وهو يتكون من ثلاثة أشياء
أولاً: تكفير المسلمين
ثانياً: الخروج عن طاعة ولي الأمر
ثالثاً: استباحة دماء المسلمين