Tafsiirka Suuratu Al-Baqara ayadah 92 ilaa 105 Sh. Dr. Cali Maxamed Saalax (Daawo)
February 18, 2013 - Written by
Norway:-Waxaan idiin soo gudbineynaa darsigii Tafsiirka Qu,aanka uu Sh. Dr.Cali Maxamed Saalax uu ka bilaabay Masjidka Al-Tawfiiq ee magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway.Sh.Dr.Cali Maxamed Saalax ayaa dib u bilaabay Tafsiirka Qu,aanka si dad wey naha iyo ardayda uga faa’iidaystaan. Tafsiirka Qu,aanka ayaa waxaa uu Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax ka akhriyaa Masjidka Al-Tawfiiq labada maalmood ee kala ah Sabtiga iyo Axada salaada Maqrib ka dib
Hoos ka daawo Tafsiirka Suuratu Al-Baqara ayadah 92 ilaa 105 Sh. Dr. Cali Maxamed Saalax
Masjid Tawfiiq
Halgan.net

.gif)

