Wafdi uu hogaaminayo Safiirka dalka Britain Matt Baugh oo gaaray Garoowe

February 26, 2013 - Written by

safiirGaroowe:-Waxaa saaka soo gaaray magaalada Garoowe ee xarunta dowllada Puntlland Wafdi uu hogaaminayo safiirka Dalka Engriiska u qaabilsan dalka Soomaalia Matt Baugh , Wafdiga safiirka ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha ee Garoowe a ku soo dhaweeyey masuuliyiin ka tirsan 2-da Gole  ee dowllada Puntlland.

Wafdi uu hogaaminayo safiirka Dalka Engriiska Matt Baugh ayaa markii uu soo gaaray magalaada Garoowe waxaa uu kulan gaar ah kula yeeshay xarunta Madaxtooyada Puntlland Madaxweynaha dowllada Puntlland Dr. Cabdiraxmaan Faroole iyo iyo ku xigeenkiisa Gen. Cabdisamad Cali Shire.

Kulanka Wafdiga safiirka Dalka Engriiska Matt Baugh ayaa waxaa kale oo ka qayb galay wasiiro ka tirsan dowllada Puntlland waxaan ka mid ahaa wasiirka Waxbarashada  Dr.Cabdi Faarax Juxa, Wasiirka Qorshaynta Dr  Daa’uud Maxamed Cumar  Wasiirka Amniga  Gen Khaliif Ciise Mudan iyo xubo ka tirsan Madaxtooyada Puntlland.

Warar ka soo baxaya kulanka u dhexeeya madaxda dowllada Puntlland iyo safiirka dalka ingriiska u qaabilsan arrimaha soomaaliya ayaa la sheegayaa in looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin arrimaha siyaasada Soomaaliya, iyo in Puntlland laga saacido dhinac kaabayaasha dhaqaalaha , dhinac amniga , gargaarka dhinac bini’aadnimada iyo arrimo kale oo aan weli soo bixin.

 M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online