Wasiirka arrimaha gudaha ee DFS oo ka waramay booqashadiisii magaalada Kismaayo.[Dhagayso]
February 26, 2013 - Written byMuqdisho:-Wasiirka oo isaga iyo wafdi uu hoggaaminayo ay shalay Kismaayo tageen, ayaa sheegay in xaaladda Kismaayo ay wanaag san tahay, isla markaasna lagu hesheeyey inay sii socdaan wada hadallada. Shalay ayey aheyd markii wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay Kismaayo booqdeen, iyagoona kulan saacado badan qaatay la yeeshay mas’uuliyiinta ku meel gaarka ah ee gobolka.
Hoose ka dhageyso wasiirka oo saxaafadda la hadlaya
[audio:http://somalireal.com/wp-content/uploads/2013/02/Warbixintii-Cabdikariin-Guuleed-ee-Kismaayo.mp3]
Somalireal/Halgan.net