Xaflad lagu soo bandhigay waxqabadka ururka Badbaado oo ka dhacday Boorame.[Masawiro]
(September 27, 2013)
Boorame:-Ururka badbaaddada dhalinyarada ee lagu magacaabo Badbaado ayaa waxaa habeenkii Khamiis uu soo bandhigay waxqabadkii Ururka Badbaado oo ah urur dhalinyaro ah oo ku howlan wacyi gen dhalinyara
Tv-Channel 4 oo diyaariyey warbixin ku saabsan cida fulisay weerarkii West Gate.[Daawo]
(September 27, 2013)
London:-Qoraal lagu soo daabacay  Tv-Channel 4 News   ayaa waxaa lagu sheegay in ninkii hogaaminayey weerarkii lagu qaaday xarunta ganacsiga ee WestGate uu ahaa nin u dhashay dalka Kenya kana mid a
Khudbadii Madaxweyne DFS uu ka jeediyay xarunta Qaramada Midoobay.[Daawo]
(September 27, 2013)
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sh.Maxamuud ayaa waxaa uu khudbo dhinacyo badan taabanasa uu ka jeediyay fadhiga 68aad ee Qaramada Midoobya  waxaan uu madaxweynuhu sheegay in guul
Al-shabaab yaa dhalay? (Qeybta 6aad) W/Q Sh Axmed Cabdisamad
(September 27, 2013)
Tuhmooyinka beryahaan soo kordhay waxaa ka mid ah in Takfiir, Qaacido iyo Shabaab ka dhasheen kutubta Salafiyadu dadka u akhriso. Ugu horrayn aynu isla meel-dhigno in dhexdhexaadnimada la doonayo ay t
Shirka Golaha Wasiirada DFS oo diirada lagu saaray amniga baaqna laga soo saaray
(September 26, 2013)
Muqdisho:-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaana shir guddoominayay kusimaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Kheyraadka Mudane Cab
Teleefishanka Kenya KTN oo soo bandhigay muuqaal kooxdii weerartay WestGate
(September 26, 2013)
Nairobi:-Telefishanka Dalka Kenya KTN ayaa waxaa uu soo bandhigay sawiro iyo muuqaal ay ka soo dhex muuqdeen qaar ka mid ah dhalinyaradii Al-shabaab ee weerarary  xarunta ganacsiga Westgate. Dhalin y
Puntland oo lagu soo wareejin doono dhawaan16 dhalinyaro burcadbadeed ah
(September 26, 2013)
Garoowe:-Waxaa maalmaha soo socda la filayaa in si rasmi ah loogu soo wareejiyey dowladda Puntlland dhalinyaro burcad badeed ah oo gaaraysa ilaa 16 dhalinyaro ah, dhalinyaradaaan Burcadbadeedka ah aya
Ra’ısul Wasaaraha DFS oo booqasho rasmi ah ku yimid dalka Turkiga
(September 26, 2013)
Ankara, September 26, 2013----Kadib markii uu Ra’isul Wasaaraha DFS Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” uu soo gabagabeeyay socdaalkii uu ku joogay magaaladda Geneve ee Switzerland oo uu kaga qaybgal
Taliyaha Ciidanka Booliska DFS Jen Saacid oo gaaray magaalada Baladweyne
(September 26, 2013)
Hiiraan:-Taliyaha Ciidanka Booliska DFS Jen C/xakiin Daahir Saacid iyo wafdi saraakiil ah oo uu horkacyo ayaa maanta gaaray magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.waxaana garoonka diyaaradaha
Weerar xoogan oo lagu qaaday ciidamada Booliska ee Degmada Mandheera
(September 26, 2013)
Mandheera:-Wararka naga soo gaaraya Magaalada Mandheera ee Gobolka W/bari dalka Kenya ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay weerar ku qaadeen xalay Saldhiga booliska ee Degmada Mandheera waxaana halkaa

« Previous PageNext Page »