Madaxweynaha oo kulamo muhiim ah la qaatay Madax sare oo ka tirsan dowladda Maraykanka
(September 21, 2013)
Madaxaweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya oo safar shaqo ku joogo dalka Mareykanka ayaa waxaa uu kulumo laqaatey Wasiirka Arrimaha Dibada ee dalkan Mareykanka Mudane John .F.Kerry, Wasiirka Gaa
Madaxweynaha DFS Xasan Shiikh & John Kerry oo shir jaraa’d wada qabtay[Daawo]
(September 20, 2013)
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sh.Maxamuud oo socdaal ku jooga Washington DC ayaa waxaa uu kulan gaar ah la yeeshay Xoghayaha Arimaha dibada ee dalka Maraykanka John Kerry, kulan ka
Maamulka Jaamacada Bariga Africa oo socdaaal shaqo kusoo maray wadamada Scandinavianka.
(September 20, 2013)
Swedan:-Si kor loogu qaado xiriirka ay Jaamacadda Briga Africa la leedahay dunada inteeda kale ayaa waxaa socdaal shaqo ku soo maray wadamada ay ka mid yihiin Sweden iyo  Finland wafdi ka socda Jaama
Madaxweynaha DFS oo gaaray magaalada Washington DC ee dalka Maraykanka
(September 20, 2013)
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud oo ay weheliyaan R.W. Ku Xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Fowziyo X. Yusuf Adam iyo Wasiirka Maaliyadda Maxamuud Xassan
Bandhig Cilmiyeed lagu qabanayo London, Birmingham iyo Shefield
(September 19, 2013)
London:-Haddii Eebbe idmo, waxaa maalinta Axadda oo ku beegan 22-ka September 'Bandhig Cilmiyeed' lagu qaban doonaa hoolka shirarka ee Masjidka Daaru Ricaaya ee magaalada London.Bandhig cilmiyeedkaas
Golaha Wasiirada DFS oo ansixiyay magacaabista labo safiir, soona dhoweeyey natiijada shirka Brussels
(September 19, 2013)
Muqdisho:--Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa kaasoo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Sa
Ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM oo qabsaday degmada Mahadaay
(September 19, 2013)
Jowhar:-Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay gacan ka helaya ciidanka AMISOM ayaa la wareegay gacan ku haynta degmada Mahadaay ee gobolka Sh./Dhexe iyadoo aan wax dagaal ah uusan ka dhici mag
Arday cusub oo ah dufcadii14-aad oo ku soo biirtay Jaamacada Bariga Afrika.[Masawiro]
(September 19, 2013)
Boosaaso:-Waxaa jaamacadda bariga Africa lagu qabtay maalinimadii arbacada 18/09/2013 xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay xafaladdaas oo loo qabtay ardaydii ku guulaysatay imtixaan kii Admission-
Xoghayaha arrimaha dibada Xisbul Islaam oo xabsiga laga sii daayey
(September 19, 2013)
Muqdisho:-Sh Maxamed Macalin oo ah Xoghayaha Arrimaha Dibada ururka Xisbul Islam ayaa xalay laga sii daayey Xabsiga ka dib  markii ay saacado xireen ciidanka nabadsugida ee Dowladda Federaalka Soomaa
Madaxweynaha maamulka KMG ah ee Jubba oo soo gaaray Copenhagen
(September 19, 2013)
Copenhagen:-Madaxweynaha maamulka KMG ah ee Jubba Axmed Maxamed Islaan Axmed Madoobe ayaa waxaa xalay uu soo gaaray magaalada Copenhagen ee caasimada Danmark.Wafdiga Madaxweynaha maamulka KMG ah ee Ju

« Previous PageNext Page »