Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh oo la kulmay R/W Talyaaniga Enrico Letta
(September 18, 2013)
Roma:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdiga uu horkacyo ayaa maanta kulan la qaatay  Raisul wasaaraha dalka Talyaaniga Enrico Letta waxaana kulankooda ay uga wada hadleen arimaha Soomaal
Afhayeenkii Xisbul Islaam oo la xiray iyo khilaaf soo kala dhex galay madaxdoodii (Dhageyso)
(September 18, 2013)
Waxaa maanta shirjaraa,id ku qabtay Muqdisho Gudoomiyaha golaha Shuurada ee Xisbul Islaam Sheekh Ismaaciil Xaji Cadoow waxaana uu ka hadlay shir jaraa,id uu shalay ku qabatay Muqdisho afhayeenkii hor
Abu Yaasir Al-Muqdisho oo mar kale ka hadlay xaqiiqada Madaxda Al-shabaab.[Dhagayso].
(September 18, 2013)
Baardheere:-Waxaa maanta mar kale lagu faafiyey mareegta Rasminews fariin cod ah oo ay diyaariyeen Muasasa Al-Zeylici fariin ay ka duubeen Abu Yaasir Al-Muqdishi wuxuuna si faah faahsan uu kaga hadlay
Culimo uu ka mid yahay Sh Axmed Cabdisamad oo booqday xalay Sh. Xasan Daahir Aweys
(September 18, 2013)
Muqdisho:-Waxaa xalay salaadii cishe ka dib ku booqday xarunta nabadsugida ee uu ku xiran yahay Sh Xassan Daahir Aweys culimo ka tirsan culimada Soomaaliyeed ee uu horkacayey Sh Axmed Cabdisamad iyo c
Ku simaha Madaxweynaha iyo Wafdi sare uu hogaaminayo oo si weyn loogu soo dhaweeyey Baydhaba”
(September 18, 2013)
Ku simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo wafdi sare oo uu hogaaminayo ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey
Maamulka KMG Jubba oo dhaliil u soo jeediyey Ra;iisul wasaaraha DFS[War-saxaafadeed]
(September 18, 2013)
Kismaayo:-Anigoo tixraacaya war ka soo yeeray ra’iisul wasaaraha dawladda federaalka, Saacid Shirdoon, kaasi oo ah hadal xaalad abuur, jilaafayn iyo daba maryayn heshiiskii 27-dii Agoosto lagu g
Madaxweynaha maamulka KMG Jubba oo ka laga waraystay shirkii ka dhacay Brussel [Daawo]
(September 18, 2013)
Brussel:-Waxaa caawa isagoo ku sugan magaalada Brussel waraysi gaar ah siiyey Tv-Somali Channel Madax weynaha maamulka ku meel gaarka ah Jubba Axmed Maxamed Islaan Axmed Madoobe isagoo laga waraystay
Al-shabaab yaa dhalay? W/Q Sh Axmed Cabdisamad qaybta 2aad
(September 17, 2013)
Shaki kuma jiro inay yihiin u bad Soomaaliyeed oo mid walba ka soo jeedo qoys ka mid ah qoysaskeena. In kuwo aan soomali ahayn ku laban yihiina soomaalinima dooda wax ka badali mayso marka laga reebo
R.W Saacid: “Natiijada Shirkii Brussels waa talaabo horay loogu qaaday dib-u-dhiska dalka
(September 17, 2013)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa si weyn u soo dhaweeyey shirka taariikhiga ahaa ee Hiigsiga Cusub (New Deal) oo shalay lagu soo g
Al-shabaab yaa dhalay? 1aad W/Q: Sh. Axmed Cabdisamad
(September 17, 2013)
Baraawe:-Kolkii lagu gubtay dabkii Xarakada Al-shabaab ayaa nin walba doonay inuu u abtiriyo oo waliba uu ku nabo ninkii xinif ka dhexaysey ama uu xumaan la jeclaa, taasna waxay keentay inay xarakadu

« Previous PageNext Page »