
(January 30, 2014)
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ka qeyb-galay Shirka Madaxda Midowga Afrika oo maant furmay. Wafdigan ayaa waxaa ka mid Wasiirka kalluumaysiga Puntland oo sheegay in uu weli yahay madaxweynaha Khaatumo (Dhegeyso)
(January 30, 2014)
Garoowe:-Wasiirka cusub ee kalluumaysiga Puntland Cabdinuur Biindhe ayaa maanta soo dhoweeyey xilka wasiirnimo ee uu ka helay dowladda Prof. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ee Puntland, Biindhe ayaa horay Madaxweynihii Hore ee Puntland Dr. Faroole oo tacsi u diray Eheladii Marxuum C/casiis Nuur Xirsi (Dhageyso)
(January 30, 2014)
Garoowe:-Madaxweynihii hore ee dowlada Puntland Dr.Cabdiraxmaan Faroole ayaa tacsi u diray eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Abuutaake Cabdicasiis Nuur Xirsi oo xalay ku g

(January 30, 2014)
Ceerigaabo:-Nadwo diini ah oo maalmihii la soo dhaafay ka socotay masjid jaamac wayn ee magaalada Ceerigaabo ayaa gashay habeenkii 5aad.Sh.C/naasir Xaaji Axmed Yuusuf

(January 30, 2014)
Ceerigaabo:-Sheekh Dr Xasan Sheekh Cali Warsame oo ka mid ah culimada safarka dacwadeed ku joogay magaalada Ceerigaabo ayaa manta oo khamiis ah waxaa uu kulan la qaatay ardayda kuliyada Shareecada ee

(January 30, 2014)
Muqdisho:-Mu,sasada Safaa ee Dacwada & Hormarinta waxay maanta ooy taarikhdu tahay 1435-3-29 waafaqsan 2014-1-30 u qabatay macalimiinta Qur’aanka kariimka Dowro soconeysa laba maalmod oo loogu

(January 30, 2014)
Garoowe:-Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cabdi Xirsi Qarjab oo waraysi gaar ah siiyey Radio Daljir ayaa sheegay in ciidan wata ilaa labo gaadiid oo kuwa dagaalka ah ay ku baxeen nin gacan ku dhiigle ah oo

(January 30, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta tacsi u direy eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuum Cabdicasiis Nuur Xirsi oo ka mida ahaa odayaashii dh

(January 30, 2014)
Baydhabo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka Baay, ayaa sheegaya in maanta ciidamada AMISOM ay ishor istaag ku sameeyeen waxgaradka iyo odayaasha dhaqanka oo shir uga socda
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|