Gawraca iyo gaalaysiinta diinta loogu gabbaday! W/Q Sh Axmed C/samad
(January 13, 2014)
Waa maqaal qiime badan oo Daawuud Alcutaybi uu kaga hadlay kooxda la magacbaxday DOWLADDA ISLAAMIGA EE CIRAAQ IYO SHAAM, kooxdaas oo ummaddii reer Suuriya isugu dartay dil, ihaanayn, gaalaysiin iyo ca
Wasiirka amniga Puntland oo beeniyay in ciidanka Puntland ay hub dhaceen.[Dhagayso]
(January 12, 2014)
Garoowe :-Wasiirkii hore amniga ee dowladda Puntland Col. Khaliif Ciise Mudan oo ka qayb galay kulan dhalin yarada Qurba jooga loo qabtay ayaa waxaa uu ka hadlay is bedelka dhinac hogaanka ee ka dhaca
Ergayga gaarka ah QM ee Soomaaliya oo ka hadlay Xil-wareejinta Puntland
(January 12, 2014)
Garoowe:-Ergaygga Gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramadda Midoobay u Qaabilsan  Soomaaliya, Nikolas Kay, ayaa maanta ku baaqay in la dhowro xasiloonida iyo kala-dambaynta  ka jirta Puntland. Sidoo
Sh Maxamed Saalax Al-Munjid oo Qoraal dahabi ah ka qoray dagaalka ka socda Suuriya(Akhriso)
(January 11, 2014)
Sheekh Maxamed Saalax Al-Munjid oo ka mid ah culumada Islaamka kuwooda ugu caansan ayaa qoraal dahabi ah ka qoray dagaalada ka socda dalka Suuriya kuwaas oo u dhexeeya kooxaha Jihaadka kula jira dowla
Sh Maxamed Cali Saabuunii oo baaq u diray kooxaha ku dagaalamaya Suuriya(Daawo)
(January 11, 2014)
Suuriya:-Sheekh Maxamed Cali Saabuuni oo ka mid ah culumada sida weyn looga yaqaan caalamka Islaamka oo lagu xasuusto Tafsiirka qu,aanka ayaa baaq u diray kooxaha ku dagaalamaya dalka Suuriya wuxuna u
Sh Ayman Al-Dawaahiri iyo jawaabii laga bixiyey talooyinkiisii W/Q C/casiis Maxamed
(January 11, 2014)
Suuriya:-Culumada iyo Ducaada caalamka ayaa si taxadar leh uga hadlay dagaalada ka dhex socda kooxada Daacish (Dowlada islaamiga Ee Ciraaq iyo Shaam) iyo kooxaha kale ee Jihaadka ka wada dalka Suuriya
Baarlamaanka DFS oo oggolaaday cosdi uga yimid Ra’isul wasaare Cabdiweli
(January 11, 2014)
Xildhibaannada federaalka Soomaaliya, oo maanta isugu yimid kulan ay uga doodayeen codsi uga yimid ra’isul wasaare Cabdiwali Sh. Axmed, oo uu uga dalbanayey in la siiyo 10 maalmood oo dheeri ah oo u
Khudbadii Jimcaha Ee Masjidka Al-Hidaaya Sheekh Maxamuud Shible (Dhageyso)
(January 11, 2014)
Nairobi:-Sh. Maxamuud Maxamed Shibli oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi ayaa ka jeediyey khubadii Jimce Masjidka Al-Hidaaya waxaan uu Shiiku aad ugu
Xafladii xiritaanka dowrada dhalinyarada Masjidka Alhuda ee Helsinki, Finland(Daawo)
(January 11, 2014)
Filand:-Waxaa Markazka Alhuda ee Finland lagu soo gabagabeeyay dowradii 3aad ee xilliga jiilaalka ee dhalinta horseed ee markazka Alhudaa ee Finland..waxay ahayd xaflad si heer sare ah loo soo agaasim
Xog baan hayaa ee xabsiga I dhiga iyo:Shaki ayaa jiree Shaatiga ii cadeeya W/Q Sh Shible
(January 10, 2014)
Nairobi:-Waayaha aduunku maalinba waxbaa laga bartaa, mar walibana wax aadan filayn ayaa kaa soo mara, qofka dhugta leh wuxuu ka dhaxlaa dhaayo anfaca, dhagar banadanna wuu kaga badbaadaa.Waxaan maant

« Previous PageNext Page »