Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Beesha caalamka baaq u jeediyey
(May 1, 2014)
Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka ahna kusimaha Madaxweyanaha dawlada Puntland Eng Cabdixakiim Cabdillahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 30/04/2014 xafiiskiisa ku qaabilayCalanka P
Suldaanka dalka Brunei oo ku dhawaaqay in dalkiisa lagu dhaqayo Shareecada Islaamka (Daawo)
(May 1, 2014)
Brunei :-Suldaanka dalka Brunei ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in maanta oo Khamiis ah 01-da May laga dhaqan galin doono dalka Brunei ku dhaqanka Shareecada Islaamka ,Suldaanka dalka Brunei Xaaji Xass
Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM oo howlgalo ka wada degmada Yaaqshiid
(May 1, 2014)
Muqdisho:-Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM ayaa saaka howlgalo baaritaano ah ka bilaabay xaafado ka tirsan degmada Yaaqshiid ee gobalka Banaadir waxaana howlgalada lagu soo qabtay dad tiro badan kuwaas o
Ogeysiis ku socda Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Australia gaar ahaa magaalada Melbourne & Nawaaxigeeda
(May 1, 2014)
Melbourne:-Dhamaan waxaa si sharaf leh looga codsanayaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Australia gaar ahaan magaalada Melbourne & Nawaaxigeeda in Markiska Islaamiga ah ee AMSA ISLAMIC CE