Ra’iisal wasaare DFS Cabdiweli Sh.Axmed oo safar ku soo gaari doona Puntland
(May 10, 2014)
Garoowe:-Raiisul wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdiweli Sh.Axmed ayaa  waxaa la filaayaa in usbuuc soo socda uu socdaal ku gaaro magaalada Garoowe ee caasimada Puntland. Ra'iisul wasaarah
Socdaalkii uu Sh Umal ku tegay degaanka S/Galbeed Qeybtii 2aad.[Masawiro]
(May 10, 2014)
Dhanaan:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu socdaal dacwo ku tagay gobalka Somali galbeed ee Ogadenia waxaana qeybttii hore ku soo marnay deegaano dhowr ah oo uu sheekhu iyo wafdi culuma ah ay so
Ciidamada ammaanka ee maamulka KMG ah ee Jubba oo howlgalo ka wada Kismaayo
(May 10, 2014)
Kismaayo:-Ciidamada ammaanka ee maamulka KMG ah ee Jubba ayaa maanta howlgallo  ka sameeyeen xaafadaha magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose waxaana ay gacanta ku soo dhigeen  28 qof kuwaas