Aragsan W/Q M.Hamabase
(May 5, 2014)
Mahad idaylkeed iyo mudnaanteedba waxaa leh EEBBE wayne. Naxariiso iyo barakooyin mug waynna , nabiga dushiisa ha ahaadeen. Aragsan, waa taxane taariikheed oo u tidcan xidhmo xidhmo qarni qarni oo ku
Xildhibaanno Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh ugu baaqay inuu xilka iska casilo
(May 5, 2014)
Muqdisho:-Waxaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho Xildhibaano oo gaaraya ilaa 130 Xildhibaan oo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa ay ugu baaqeen Madaxweynaha dowladda federaalka
RW DFS oo Muqdisho kula kulmay Kaaliyaha Xooghayha QM u Qaabilsan Nabaddaynta [Masawiro
(May 5, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha xoghayaha guud ee QM ugu qaabilsan taageerada Nabadda marwo Judy–Chen
Wararkii ugu dambeeyey qaraxyadii xalay ka dhacay magaalada Nairobi
(May 5, 2014)
Nairobi:-Faahfaahin buuxda ayaa  laga helayaa  qaraxyadii xalay ka dhacay magaalada Nairobi.Laba qarax oo loo adeegsaday bambaanooyin ayaa makhribnimadii shalay lala beegsaday laba bas oo kuwa rakaa