Khudbadii Jimce ee Masjidka Abu Bakar Sh.Aadan Sh.Cali Saalax (Dhageyso)
(May 18, 2014)
Nairobi:-Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abubakar Al-sadiiq ee magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa waxaa jeediyey Sh.Aadan Sh.Cali Saalax waxaa uu si wanaagsan uga hadlay Talo saarashada alle
Soomaaliland oo laga xusay 18-ka May.[Daawo]
(May 18, 2014)
Hargeysa:- Waxaa maanta ka dhacay magaalooyinka kale duwan ee S/land uu ka taliyo  Xafladdo lagu taageerayo gooni isku taaga maamulka S/land oo ay ka soo wareegtay mudo 23 sano ah markii la aasaasay.
Ra’iisul wasaare DFS oo bogaadiyay horumarka shaqo ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda.[Masawiro].
(May 18, 2014)
Mogadishu:-Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda  Federaalka Soomaaliya H.E.Dr.Abdiweli Sh Ahmed Mohamed ayaa maanta booqasho ku tagay xarunta Wasaaradda Arrimaha dibadda iyo dhiirigelinta Maalgashiga ,
Wasiirka arrimaha gudaha DFS oo hellay codka kalsoonida Baarlamaanka
(May 18, 2014)
Muqdisho:-Wasiirka arrimaha gudaha ee dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre ayaa maanta waxaa uu ka hellay codka kalsoonida Xildhibaanada Dowladda Federaalka Soomaaliya ka dib markii ho
Dr.Cali Khaliif Gallaydh oo laga waraystay ciidamo S/land ah oo soo galay Saax-Dheer [Dhagayso]
(May 18, 2014)
Laascaanood:-Wararka ka imaanaya gobolka Sool ayaa sheegaya in ciidamo ka socda Somaliland ay saaka waaberigii galeen tuulada Saax-Dheer oo 90km dhinaca koonfur galbeed ka xigta magaalada Laascaanood.