Khudbadii Jimcaha Ee Masjidka Abubakar Al-sadiiq Sh Dr.Aadan Sh.Cali Saalax (Dhageyso)
(May 23, 2014)
Nairobi:-Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abubakar Al-sadiiq ee magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa waxaa jeediyey Sh Dr.Aadan Sh.Cali Saalax waxaa uu si wanaagsan uga hadlay barashada Tawxiidk
Sheekh Umal oo Khudbadii Jimce ka jeediyey Masjid Cali Mataan ee Hargeysa.[Daawo]
(May 23, 2014)
Hargeysa:-Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa maanta waxaa uu khudbadii Jimce ka jeediyey Majidka weyn ee Cali Mataan ee magaalada Hargeysa ee xarunta S/lland. Sheekh. Maxamed Cabdi Umal ayaa maanta khudbadiis
Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hidaaya Sh.Dr Maxamed Xassan.[Dhagayso]
(May 23, 2014)
Nairobi:-Sheekh Dr Maxamed Xassan ayaa waxaa uu Khudbadii Jimce ka jeediyey  Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi isagoo uga hadlay Ducada iyo ahmiyadda ay uleedahay qofka muslimka ah, waxana uu
Sh Umal Al-Shabaab iyo Daacish waxay dabaqayaan dhariiqii Khawaarijta (Dhageyso)
(May 23, 2014)
Hargeysa:-Sh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed oo haatan socdaal dacwadeed ku jooga magaalada Hargeysa ee xarunta S/land ayaa sheegay in kooxda Al-Shabaab iyo Daacish ay dabaqayaan
Wafdi ka socda dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo soo gaaray Garoowe
(May 23, 2014)
Garoowe:-Waxaa maanta  soo gaaray magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland wafdi balaaran oo ka socda  dowladda degaanka Soomaalida Itoobiya waxaana wafdiga uu ka kooban yahay wasiiro iyo Isim
Sh.Umal iyo Muxaadarooyinkii uu ka jeediyey Masjidka Cali Mataan ee Hargeysa.[Masawiro/Video]‏
(May 23, 2014)
Hargeysa:-Sh.Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culumada waaweyn ee dalka Soomaaliya oo shalay soo gaaray magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu muxaadaraad ka jeediyey Masjidka Cali Mataan ee magaalada Hargey
Dhagax dhigay waddo laami ah jaamcadda bariga afrika Bosasso.[Masawiro]
(May 23, 2014)
Boosaaso:-Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxay ka dhacday 21.05.2004 hoolka shirarka Dr.C/qaadir Maxmed C/lla ee jaamcadda bariga africa xarun teeda magaalada Bosaaso. Xafladaan ayaa u