Sh. Cusmaan Cali Faarax oo darajada Dr.ka qaatay Jamaacada Madiina Al-Caalamiya ee Malaysia
(May 16, 2014)
Birmingham:-Maamulka Shabakadda Wararka Halgan .net ayaa tahniyad gaar ah waxay u dirayaan Sheekh.Cusmaan Cali Faarax oo darajada Diktooraa ka qaatay Jaamacadda Madiina Al-Caalamiya ee dalka MalesiaÂ
Ogeysiis ku socda Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool galbeedka Canada
(May 16, 2014)
Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool Galbeedka dalka Canada gaar ahaan Edmonton iyo magaalooyinka u dhow in la qaban doono Mutamarkii ugu waynaa abid, oo gobolladaan Jaaliya
Buri Hamza oo kala qeyb galay qado sharaf danjirayaasha carabta ee ka howlgala Muqdisho.[Masawiro]
(May 16, 2014)
Mogadishu:-Kulan qada sharaf ah oo uu soo agaasimay ambassador Mohamed Abdalla Idris oo ah Madaxa Ergada Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya, laguna qabtay Hotel Shamo ee Magaalada Muqdisho , lagu
Gudoomiyaha Jaamacadda Imam oo kulan furan la yeeshay Ardayda & Macallimiinta Jaamacadda[Masawiro]
(May 16, 2014)
Muqdisho:-Jaamacadda Imam waxaa ay qabatay Kulan Furan oo ay u qabatay Ardayda waxaan ka kulanka ka soo qeyb galay Guddoomiyaha Jaamacadda, Dr.Xassan Albasri Sh. C.qaadir iyo qeybaha kala duwan ee Maa
Qaraxyo ka dhacay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya[Video]
(May 16, 2014)
Nairobi:-Waxaa maanta labo qarax oo is xiga ay ka dhaceen magaalada Nairobi gaar ahaan Suuqa Gikomba ee ku yaal magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya , qarax koowaad ayaa la sheegayaa in ay ku dh