Socdaalkii Dacwadeed ee Sh Umal gobalka S/Galbeed qeybtii 3aad (Masawiro)
(May 12, 2014)
Jigjiga:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culumada sida weyn looga yaqaan Soomaaliya iyo bariga Afrika ayaa socdaal dacwadeed wuxuu dhawaanahan ku marayey gobalka S/galbeed waxaana uu 23-04-2014
Ra’iisul Wasaarah DFS oo ka hadlay qaraxii ka dhacay Baydhabo
(May 12, 2014)
Muqdisho:- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane C/wali Sheekh.Axmed Maxamed ayaa ka tacsiyeeyey qarax maanta ka dhacay magaalada Baydhabo oo ay ku dhinteen muwaadiniin aan w
Sh.Abu Cabdi Malik oo ka hadlay dhibaatada Kooxda Khawaarijta Ee Daacish (Dhageyso)
(May 12, 2014)
Suuriya:-Waxaa lagu faafiyey Shabakaddaha taabacsan Jabhada Islaamiga ee Suuriya kalimad qiimo badan oo uu jeediyey Sheekh Abu Cabdil Malik Madax Lajnada Sharciga ee Jabahada Islaamiga Fariin cod ah o
Mufakiriinta Jaamacada Bariga Afrika oo Xaflad Sagootineed u qabtay Macalimiintooda.[Masawiro]
(May 12, 2014)
Boosaaso:-Xafladaani oo ahayd mid si wayn loo soo agaasimay ayna ka soo qayb galeen Maamulka Jaamacada Bariga Afrika ,Hormuudka iyo Macalimiinta Kuliyada Shareecada Ardayda Dufcada 15aad ee haatan ka
C/fitaax Maxamed Geeseey oo laga waraystay Qaraxii ka dhacay Baydhabo[Dhagayso]
(May 12, 2014)
Baydhabo:-Guddoomiyihii hore ee gobolka Bay C/fitaax Maxamed Geeseey ayaa waxaa uu waraysi gaar ah uu siiyey Idaacadda VOA- waxaa uu uga waramay qarax is miidaamin ah oo la doonayey in lagu khaarajiyo
Khawaarijta Daacish oo weerar ku qaaday Amiirka Al-Qaacida Dr Ayman Al-Dawaahiri(Dhageyso)
(May 12, 2014)
Suuriya:-Waxaa maanta lagu faafiyey Mareegaha taageera kooxda Daacish ee Khawaarijta ah fariin cod ah uu leeyahay Abu Maxamed Al-Cadnaani Afhayeenka kooxda Daacish  waxaana uu fariintiisa ugu magac d
Guddoomiyaha Baarlamaanka oo ka hadlay qaraxii ka dhacay Baydhabo
(May 12, 2014)
Muqdisho:-Ku simaha Madaxweynaha Dalka ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sh.Cusmaan Jawaari ayaa uga tacsiyadeeyey shacabka reer Baydhabo falkii argi
Qarax ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay magaalada Baydhabo
(May 12, 2014)
Baydhabo:-Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay ayaa sheegay in qarax is miidaamin ah uu maanta ka dhacay Baydhabo qaraxaas oo dhacay meel ku dhow Dhismaha Xarunta Shirkadda X