Daacish oo ku dhagan Ayman Dawaahiri iyo Abu Qataada W/Q C/casiis Maxamed (Dhageyso)
(May 2, 2014)
Suuriya :-Shabakaddaha Internetka ee la dhacsan kooxda Khawaarijta ee Daacish ayaa waxaa lagu faafiyey wax ay ku sheegeen Tacliiq uu leeyahay (للشيخ عمر مهدي زيدان ) Abu Mundir kaas o
Madaxweynaha Puntland oo Addis-Ababa kula kulmay Wafdigii uu Hoggaminayay John Kerry.[Masawiro]
(May 2, 2014)
Addis Ababa:-Wafdigii Dawladda Puntland ee uu hogaaminaayey Mudane Dr.C/weli Maxamed Cali ‘Gaas’ ayaa maanta (Jimce) shir la qaatay Wafdigii Wasaradda Arrimaha Dibedda ee Maraykanka oo uu hogaamin
Khudbadihii Jimcaha ee Masjidka Abu Bakar iyo Al-Hidaaya (Dhageyso)
(May 2, 2014)
Nairobi:-Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abubakar Al-sadiiq ee magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa waxaa jeediyey Sh.Aadan Sh.Cali Saalax waxaa uu si wanaagsan uga hadlay Sabarka iyo dhibaatoo
Sh.umal oo xalay muxaadaro ka jeediyey Masjidka Jamaca ee magaalada jigjiga
(May 2, 2014)
Jigjiga:-Sh.Maxamed Cabdi Umal oo dib ugu soo laabtay xarunta deegaanka soomaalida ee Jigjiga ayaa waxaa uu muxaadaro ku qabtay masaajidka jamaca ee magaalada jigjiga muxaadarad ciwankeedu wuxuu ahaa
Dr Ayman Dawaahiri oo ka hadlay kooxda Daacish ( Dhageyso)
(May 2, 2014)
Suuriya:-Hogaamiyaha Ururka Al-Qaacida Dr Ayman Al-Dawaahiri ayaa soo diray qeylo dhaan kale ka dib markii kooxda Daacish ay ku baaqeen in Ururka Al-Qaacida oo uu hogaan u yahay Dr Ayman Al-Dawaahiri
Hoobiyaal xalay lagu duqeeyey xaafado ka tirsan degmada Wadajir ee gobolka Banaadir.
(May 2, 2014)
Muqdisho:-Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xalay hoobiyaal lagu garaacay xaafado ka tirsan degmada Wadajir ee gobolka Banaadir waxaana hoobiyaasha lagu weeraray Jaamacaddii hore