Daarulhijra Islamic Center oo tacsi u diraya ehelada Xaji abdirahman Nuur (Shagaxle)
(May 21, 2014)
Toronto:-Maamulka Masaajidka Daarulhijra Islamic Center  ee magaalada Toronto  ee Canada iyo Communitygiisa  ayaa wuxuu  Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa eheladii   Xaaji abdirahman Xaaji nuur (sha
Qoraalo iyo Codad lagu radiyey Khawaarijta Daacish (Akhris+Dhageysi)
(May 21, 2014)
Suuriya:-Waxaan halkaan idiinku soo gudbinayaa malafkii ugu weynaa ee lagu radiyey kooxda Khawaarijta ee Daacish kuwaas oo dhibaato badan ku haya kooxaha Islaamiyiin ee dalka Suuriya. Qoraalada iyo Ba
Cudurada qalbiga ku dhaca Sheekh Maxamuud Abu Dhalxa (Daawo)
(May 21, 2014)
Denmark:-Waxaaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro uu jeediyey Sheekkh Maxamuud Abu Dhalxa waxaana Sheekhu uu kaga hadlay muxaadaradiisa cudurada ku dhaca qalbiga. Hoos ka Daawo Muxaadarada Sheekh Ma
Madaxweynaha Puntland iyo Wakiilka Beesha Caalamka oo shirjaraai,id qabtay(Daawo)
(May 21, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wakiilo ka socda Beesha Caalamka ayaa shirjaraa,id waxay qabteen markii uu soo dhamaaday shir caalami ah oo maanta ka dhacay magaalada
Dowlada Puntland iyo Beesha Caalamka oo uu shir ugu soo xirmay magaalada Garowe (Masawiro)
(May 21, 2014)
Garoowe:-Magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland ayaa waxaa Maanta ka qabsoomay shirwayne balaaran,kaasi oo ay yeeshan Dowlada Puntland iyo Beesha Caalamka . Shirkaan oo ahaa mid Dowlada Puntand ay
Qarax goor dhaweyd ka dhacay magaalada Gaarisa
(May 21, 2014)
Gaarisa:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Garissa ee xarunta gobolka Waqooyi-bari Kenya, ayaa sheegaya in qarax uu ka dhacay mid ka mid ah wadooyinka Gaarisa ka dib markii lagu aasay miino waxaana q
Uganda oo lagu eedeeyey in ay tababar siyeen xubno ka tirsan Al-shabaab.[Video]
(May 21, 2014)
Uganda:-Taleefishinka laga leeyahay dalka Iran ee la yiraahdo Press Tv ayaa waxaa uu markii ugu horaysay baahiyey warbixin uu ku sheegay in dowladda Uganda ay tababarro siisay dagaal yahano ka tirsan
Puntland iyo Beesha caalamka oo shir uga furmay Garoowe
(May 21, 2014)
Garoowe:- Waxaa maanta shir uga bilaawday magaalada Garoowe ee xarunta Puntland  xubno ka socda beesha caalamka, Safiiro iyo Hay'addaha deeqaha bixiya iyo madaxda dowladda Puntland. Shirka ka furmay